Shirkadda Hormuud Telecom oo soo bandhigtay Deeq waxbarasho (Daawo Sawirada)

Shirkadda Isgarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa maanta kusoo bandhigtay Magaalada Muqdisho Deeqo Deeq waxbarasho oo ay ka faa’iideyan doonaan ardayada Soomaaliyeed ee dhammeysa dugsiyada sare ee dalka. Ujeedka Barnaamijkan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom ayaa ah in Hormuud telecom kaqaybqaadato kor u qaadidda iyo kobcinta aqoonta ardaya Soomaaliyeed ee dhammeysta dugsiyada sare, deeqda waxbarasho ee … Continue reading Shirkadda Hormuud Telecom oo soo bandhigtay Deeq waxbarasho (Daawo Sawirada)